Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shaaciyey Musharixiinta xilka u tartamaya

January 5, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacyey musharaxiinta u tartamaya  xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ilaa hadda buuxiyey shuruudihii laga doonayey. Xubnaha u tartamaya  Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaraya  isku dar 22 Musharax oo 4 a mid ah ay u tartamayaa gudoomiyaha Baarlamaanka  halka 6 kale ay ku tartami doonaa  gudoomiye ku xigeenka 1aad  halka 12 musharax oo kalena ay ku loolami doonaa gudoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaiya.

Hoos ka eeg liiska  musharaxinta u tartamaya Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online