Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha Oo Biyo dhaamin Ka Sameeyay Mudug iyo Nugaal (Masawiro)

January 12, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha Oo Biyo Qaybin Kasameeyay Koonfurta Mudug Iyo Koonfurta Nugal Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha ayaa kawar bixiyay Deegaano badan oo ay maalmahaan kaqaybiyeen biyo dhaamis Deegaanadaan oo kamid ah deegaanada Gobolka Mudug Iyo Gobolka Nugaal .

Laba kooxood ayaa Gudigu u kaladiray Koonfurta iyo Mudug Iyo Koonfurta Nugaal waxayna gaarsiiyeen Biyo Waxayna Noo Sheegeen In ay Dadku u baahan yihiin Biyo /Cunto Iyo Waliba Caafimaad.

Hoos Ka dhagayso Warysi ay Siyeen Idaacada Qur’aanka Al-Xikma


Nuur Jaamac
Garoowe
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online