Haldoorka Bulshada Gobolka Sool oo baaq nabadeed u diray Shaqaaqada ka dhacday deegaanka HIGLO.[Daawo Video-ga]

January 24, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Haldoorka Bulshada Gobolka Sool ayaa waxaa ay baaq nabadeed u direen labo beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo colaadeed ku dhexmartay deegaanka HIGLO waxaan ay ku baaqeen in si deg deg loo joojiyo colaada lana maqlo baaqyada nabadeed ee ay dirayaan culimada iyo Garaadadda.
Hoos ka Daawo Haldoorka Bulshada Gobol Sool oo baaq nabadeed u diray Shaqaaqada HIGLO ka dhacday

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,232 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>