Hay’ada Haro Xafiiskeeda Soomaaliya oo biyo Dhaamis Ka Samaysay Deegaano Badan (Masawiro)

January 1, 2017 - Written by Editor

15665534_1752453078410554_1652782598639156542_nHay’ada Hore ayaa deeq biyo qaybin ah kasamaysay deegaano badan oo ka mid ah deegaanada Sool Puntland deeqdaan oo kamid ah deeqaha ay ay hay’adu kafuliso Meela badan oo kamid ah gayiga somalidu degto waxaana hay’ada haro lagu xasuustaa gacan tii weynayd ee ay ka gaysatay abaarihii kadhacay puntland iyo waliba Duufaantii Hayaan .

Sidoo kale Hay’ada haro oo fadhigeedu yahay Maraykanka waxay deeqdaan biyo dhaamista ay ay ugu tala gashay deegaano badan oo kamid ah 9gobol ee puntland Sh Yasiin Cabdullahi Oo Ah wakiilka hay’ada haro ayaa u mahad celiyay dhamaan dadweynihii reer maraykan ee somalida kuwaas oo labaxay deeqdaan walaalahood baa hiyaysanna garab istaagay waqti ay u baahnaayeen.

Sh Yaasiin waxaa kaloo uu baaq udiray guud ahaa n Somalida in ay soo caawiyaan walaalahood abaarta iyo wax la’aantu iskugu darsatay wuxuuna balan qaaday Hay’ada Hore in ay gayn doonaan Meeshii loogu talagalay Isla markaana Gaar siin doonaan Cidda Mudan

Nuur Jaamac Aadan
Garowe

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online