Kitaabka Sunanu Abu Da,uud Sh C/Naasir Xaaji Axmed Xafidahulaah [Daawo Video]

January 18, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Waxaa caawa Radiohalgan.net idiin soo gudbineyaa caawa Kitaabka Sunan Abii Daawuud oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaaji Axmed (Abu Maxamed ) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaamica magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.

Darsiga Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axmed ayaa waxaan idiin soo gudbinaynaa ilaa 9 cashar oo ka mid ah Kitaabka Sunan Abii Daawuud waxaan haddii Alle idmo Kitaabka qaybihiisa kale aad kala socon doontaan Radio Halgan.net oo duruusta culimada aan ku keydino ee la socod wanaagsan.

Halkanka Ka Dhageyso Duruustii hore ee Kitaabka Sunanu Abu Da,uud ee Sheekh C/naasir Xaji Ahmed(Mareegta Radio Halgan.net oo Duruusta diiniga kaliya aan ugu talo Galnay

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 1aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 2aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 3aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 4aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 5aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 6aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 7aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 8aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Sunanu Abu Da,uud Casharkii 9aad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online