Kufsiga waxay ay ka qabto Shareecda Islaamka Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)

January 18, 2017 - Written by Editor

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiima oo ka hadlaysa wax ay ka qabto Shareecada Islaamka Kufsiga oo ku soo badanaya Soomaaliya baryahaan waxaana muxaadarada jeedinaya Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah .

Muxaadarada Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa ku soo aadeysa xili arin xanuun badan oo ka dhacday Degmada Goldogob ka dib markii Mujrimiin ay kufsadeen gabar yar Soomaali ah waxaan Eeba Mahadiis in la hayo 5 ka mid ah dhlinyarada falkan foosha xun ku kacay kuwaas oo sugaya in la mariyo Shareecda Islaamka.

Kufsiga waxay ay ka qabto Shareecda Islaamka Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online