Madaxweynaha Gal-Mudug oo sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Baarlamaanka Gal-Mudug.[Dhagayso]

January 10, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Dowlad Goboleedka Gal-Mudug waa Dowlad Goboleed hay’ada heeda dowligaa ay ku dhisan yihiin sharci iyo dastuur ay samey steen dad weynaha ree Gal-Mudug. Maamulka Gal-Mudug wuxuu u taagan yahay inuu ixtiraamo kuna shaqeeyo sharciyaddaas iyo Dastuurka ay dadka ree Gal-Mudug sameysteen, waxa kasocda Goobta Badbaado lagu magacaabo waa mid sharci darro ah kana baxsan Dastuurka Dowlad Goboleedka Gal-Mudug , maxaa yeelay kalfadhi rasmi ah oo Baarlamaanku leeyahay oo furan ma jiro, sida kucad warmurtiyeedka uu soo saaray 5tii Jan, 2017.

Hadaba, waxaa u arkeynaa waxa maalmihii lasoo dhaafay ay wadaan qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Gal-Mudug ay tahay fawdo, sharci darro lagu sameynayo Dowlad Goboleedka Gal-Mudug.Hadaan nahay maamulka Galmudug ma aqbalayno mana aqbali doonno wax walba oo kasoo baxa Goobta lagu magacaabo Badbaado.

Hoos ka Dhagayso Madaxweynaha Gal-Mudug Abdikariim Guuleedoo ka hadlay xil ka qaadis  lagu sameeyey.

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/01/Cabdi-kariin-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Xafiiska Madaxweynaha
Dowlad Goboleedka Gal-Mudug

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online