Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug oo xaalad deg deg ku soo rogay Gal-Mudug

January 10, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdkarin Xassan Guuleed ayaa lagu sheegay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay deegaanada Gal-Mudug ka dib markii saaka ay Xildhibaanada Gal-Mudug kulan ay yeesheen ay xilka ka qaadeen. Xaalada  deg-dega ah ee uu soo rogay Madaxweynaha Gal-Mudug ayaa waxaa uu socon doona muddo dhan 90 maalmood ah oo laga bilaabao 9ka bisha Janaayo 2017. dhinac kale Ciidamada amniga ee Gal-Mudug  ayaa lagu amray in ay sugaan amaanka guud

Hoos ka aqriso Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online