Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo Khudbadii waxqabadka dowladiisa u jeediyey shacabka Puntland.[Daawo Video]

January 11, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ka jeediyey xarunta madaxtooyada Puntland ee Boosaaso Khubadii sanad laha ahaa ee uu uga hadlayey waxqabadkii dowladdiisa saddexdii sanno ee uu hayay xilka madaxtinimada dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay ammaanka Puntland, waxqabadka dowladiisa ay ka qabtay Kaabayaashii dhaqaalaha iyo arrimo badan oo kale.

Hoos ka Daawo khudbadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online