Mid ka mid ah dhalinyaradii kufsiga ka geystay degmada Galdogob oo lagu qabtay Garoowe.[Dhagayso]

January 31, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Ciidanka Booliska magaalada Garoowe ayaa ku guulaystay in ay qabtaan Bishaar Cabdisamad Maxamed oo ka mid ahaa dhalinyaradii Kufsi Wadareedka ka geystay Degmada Galdogob  ee gobalka Mudug. Ciidanka Booliska  Garoowe ayaa waxaa ay xog ay ka helleen Taliska guud ee Booliska magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari iyo masuuliyiinta ka mid maamulka Gobolka Bari waxaan ay u sheegen in danbiile Bishaar Cabdisamad Maxamed uu ku sugan yahay xaafadda 1-da agoosto ee magaalada Garoowe, waxaan ay ciidanku ay qabteen xalay abaarhii 2:00 habeenimo.

Taliyaha Saldhiga Garoowe dhame Maxamuud Muuse Bile ayaa sidoo kale xusay in dambiile Bashiir Cabdisamad Maxamed qabashadiisa uu sahlay ama uu fududeeyey Gudoomiyaha maxakmada Ciidamada qalabka sidda Puntland Farax liif.

Hoos ka Dhagayso Taliyaha Saldhiga Garowe dhame Maxamuud Muuse

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/01/danbiile.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online