Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr.C/raxmaan Faroole oo gaaray magaalada Muqdisho.[Daawo Video]

January 21, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr.C/raxmaan Sh. Maxamed Faroole ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho waxaan garoonka ku soo dhaweeyey Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr.C/raxmaan Sheekh. Maxamed Faroole ayaa soo dhaweynta ka dib waxaa uu la hadlay saxaafadda waxaan uu sheegay wax uu qaban doono haddii uu ku guulaysto xilka Madaxweynanimada Soomaaliya isagoona baaq u diray shacabka Soomaaliyeed in ay gacan siiyaan dadka Soomaaliyeed oo ay halaeeyeen Abaaraha.

Hoos ka Daawo shirka jaraa’id ee Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Faroole ku qabtay Muqdisho

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online