Musharixiinta u taagan xilka guddoonka baarlamaanka oo Khudbado Jeedshay (Daawo)

January 8, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Musharixiinta u taagan qabashada xilka gudoonka baarlamaanka ayaa maanta waxay ka jeediyeen khudbado golaha Baarlamaanka iyaga soo bandhigay waxqabadkooda .Xildhibaanada baarlamaanka dowladda federaalka u taagan qabashada xilka guddoonka baarlamaanka ee khudbooyinka ka jeediyey ayaa waxaa ay kala yihiin

 

1-Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig
2-Xildhibaan C/fataax Ibraahim Geeseey
3-Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari
Waxaa sidoo kale khudbado jeediyay musharixiinta gudoomiye ku xigeenada koowaad ee baarlamaanka waxaana isku soo taagay xildhibaanada kala ah.

1.Cabdiweli sheikh Ibrahim Muudey
2-Faarax Sheekh Cabdiqadir
3-Jeylaani Nur Ikar
4-Khadija Maxamed Diiriye
5- Khalid Macow Cabdiqadir
6-Saciid Xuseen Ciid.
Guddoomiyaha baarlamaanka  iyo guddoomiye ku xigeenadda gollaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa dhici doona 11 bishan January ee sanadkan 2016ka hadii alle idmo

Hoos Ka Daawo Khudbadihii ee ka hor jeediyeen Baraalamaanka Soomaaliya Musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka baarlamaanka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online