Nadwo Kadigidda Gaalaysiinta iyo Bidcaynta oo ka gashay habeenkii 1aad ( Daawo+Masawiro)

January 26, 2017 - Written by Editor

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Al-Hidaaya waxaana Nadwada loogu magac daray Kadigidda Gaalaysiinta iyo Bidcaynta waxaana nadwada ka qeyb galaya culumo si weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibadiisa

Waxaa ka mid ah culumada ka qeyb galeysa Nadwada ka socota magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
1-Sheekh Axmed Cabdi Samed
2-Sh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
3-Sh Dr Feysal Maxamed Cali
4-Sh Maxamuud Shible

Nadwada ayaa waxaa ka faa,ideystay dadweyne aad u tiro badan waxaana muxaadarada ugu horeysay galay culumada kala ah Sh Xasan Maxamed Ibraahim,iyo Sh Ahmed Cabdi Samed. (Takfiir iyo Bidceysiin waa laba Mashruuc oo lagu dum1nayo Dacwada.

Hoos ka Daawo Qeybtii Koowaad Ee Nadwada Kadigidda Gaalaysiinta iyo Bidcaynta Sh Abu Xasaan iyo Sh Axmed Cabdisamed

Hoos Ka Dhageyso maalintii koowaad adwada Kadigidda Gaalaysiinta iyo Bidcaynta Sh Abu Xasaan iyo Sh Axmed Cabdisamed (Flash)

Ama Halkanka Dhageyso Mp3 Nadwada Kadigidda Gaalaysiinta iyo Bidcaynta Sh Abu Xasaan iyo Sh Axmed Cabdisamed Habeenkii 1aad.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online