Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha Baarlamaanka

January 11, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa ku guuleystey guddoomiyaha baarlamaanka Waxaana uu helay 140 cod.waxaa xusid mudan in buuq iyo sawaxan ay sameeyeen wareegii 1aad baarlamaanka gudahiisa iyada gudoonka uu xakameyn waayey.

Wareegii Labaad iyagaa waxaa ku guulaysay gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari wuxuuna helay 141 cod,halka Xildhibaan C/shiid Xiddig uu helay 97 cod.

Dhanka kale Cabdifatax Geesey ayaa isana helay 17 cod halka Idiris Dhakhtar uu helay 2 cod labo codna ay xumaadeen.

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ku guuleystay Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ahaa gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online