Shaqooyin Muhiim Ah Oo Ka Banaan Shirkada Weyn Ee Golis

January 11, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Dhammaan ciddii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV) oo faahfaahsan isla markaana dhawaantan la qoray. Waxaa lagu soo hagaajinayaa codsiyada oo lagu soo xoojiyay koobiyada shahaadooyinka iyo cadaymaha xafiiska Shaqada & Shaqaalaha. Wixii waraaqo ah ee la keeno xafiiska dib looma celinayo, sidaas darteed ha kusoo darin waraaqaha asalka ah (Original), laakiin waa inaad usoo qaadataa waraysiga(Interview) si hadii loo baahdo aad usoo bandhigto.

Shuruudaha

Shirkada isgaarsiinta Golis waxay raadinaysaa hal qof oo ah Operational Auditor Xarunta Bosaso.

Qofka aanu raadinayno waa mid ku sifoobay daacadnimo, hawlkarnimo isla markaana leh dulqaad iyo dabeecad fiican.

Shuruudaha laga doonayo waa sidan:

Waa inuu haystaa shahaado jaamacadeed Accounting and Finance
Hadii uu haysto Master of Accounting and Finance, CPA (Certified Public Account), CIA (Certified Internal Audit) ama ACCA member/Student waxay u noqoneysaa tixgelin.
Hadii uu leeyahay khibrad shaqo kabadan 3sano oo uu kusoo shaqeeyey operational auditor waxay u noqoneysaa tixgelin.
Waa inuu kusoo shaqeeyey aqoon fiicanna u leeyahay accounting packages-ka sida QuickBooks iyo Daceasy-ga.
Waa inuu aqoon fiican u leeyahay isticmaalka Office Applications-ka.
Waa inuu ku wanaagsan yahay diyaarinta warbixinnada, qiimaynta iyo go’aan qaadashada.
Waa inuusan lahayn haba yaraatee wax balwad ah.
Waa inuu yahay qof ku sifeysan ammaano, howl karnimo, dulqaad iyo degganaansho.
Waa inuusan wax denbi ah kagelin dadka iyo dalka.
Waa in uu diyaar u yahay inuu shaqeeyo xilliyo iyo meelo kala duwan, uuna safar geli karo xilli walba oo loo baahdo.
waa inuu ilaaliyaa sharciyada u yaal shaqaalaha shirkadda Golis.

Jagada labaad: Database Administrator.

Magaca booska Database Administrator Xarunta Boosaaso
La dhejiyay 8/1/2017 Ugudanbayn 15/1/2017
Tirada boosaska 1 (Hal boos)
Fiiro gaar ah: Dhammaan ciddii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV) oo faahfaahsan isla markaana dhawaantan la qoray. Waxaa lagu soo hagaajinayaa codsiyada oo lagu soo xoojiyay koobiyada shahaadooyinka iyo cadaymaha xafiiska Shaqada & Shaqaalaha. Wixii waraaqo ah ee la keeno xafiiska dib looma celinayo, sidaas darteed ha kusoo darin waraaqaha asalka ah (Original), laakiin waa inaad usoo qaadataa waraysiga(Interview) si hadii loo baahdo aad usoo bandhigto.

Shuruudaha

Shirkada isgaarsiinta Golis waxay raadinaysaa hal qof oo ah Database Administrator Xarunta Bosaso.

Qofka aanu raadinayno waa mid ku sifoobay daacadnimo, hawlkarnimo isla markaana leh dulqaad iyo dabeecad fiican.

Shuruudaha laga doonayo waa sidan:

Waa inuu haystaa shahaado jaamacadeed IT ama Computer Science.
Waa inuu aqoon u leeyahay Microsoft Technology Specialist on Windows 2008 R2. ama Microsoft Certified IT Professional for SQL Server 2008 Developer+ Administrator + Performance
Waa inuu qaatey Redhat Certified Technician for Linux, Oracle Database Administrator + Oracle Database Developer+ Oracle RAC, CompTIA Server+ , CompTIA Storage+
Hadii uu leeyahay khibrad shaqo kabadan 3sano oo uu kusoo shaqeeyey Database administrator waxay u noqoneysaa tixgelin.
Waa inuu leeyahay xirfada hoos ka muuqda:
Database

Halgan.net
Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online