Sh C/naasir Xaji Axmed oo Talooyin u diray Madaxada iyo Shacabka Soomaaliyeed(Daawo)

January 6, 2017 - Written by Editor

Laascaanood :-Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed Abu Maxamed ayaa waxaa uu talo iyo nasiixa guudu jeediyey madaxada Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaana uu uga digay shacabka in ay doortaan madaxda xun ee aan raaceyn wadada Nabigeena Maxamed CSW .

Sheekh C/naasir ayaa waxaa uu uga digay madaxada iyo masuuliinta DFS in ay ku doonaan xukunka laaluush iyo dulmi waxaana uu ugu baaqay in ay alle ka baqaan oo ay eegaan maslaxada guud ee umada Soomaaliyeed oo la daalaashacaysa abaar,iyo colaad joogto ah.

Sheekh C/naasir Xaji Axmed ayaa waxaa kale oo baaq u diray kuwa dhaqanka ka dhigtay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah iyaga oo wata magaca Diineed .

Sheekh C/naasir Xaji Ahmed ayaa waxaa uu ka sheegay talooyinkaas barnaamij taxane ah oo loogu magac daray لِّيَتَفَقَّهُوا فِي الدِّينِ

Waxaana uu ka kooban yahay laba qeybood Hoos ka Daawo Qeybtii Koowaad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed

Hoos ka Daawo Qeyntii Labaad Sheekh C/naasir Xaji Ahmed (Abu Maxamed) Masuuliyada dadka .

Halgan.net
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online