Taliyaha ciidanka badda Puntland ee PMPF oo ka hadlay howlgal ay ciidanka Puntland ku qabteen 2 doonyood.[Dhagayso]

January 8, 2017 - Written by Editor

Garoowe: Taliyaha guud ee ciidanka badda dowladda Puntland ee PMPF Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir  waxaan uu ka waramay howl gal ay ciidanku ka sameeyey xeebaha degmada Eyl waxaan uu xusay in howl galka ay ku qabteen 2 doon oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebaha Soomaaliya halka kuwa kale ay ka baxsadeen ciidanka badda Puntland.

Hoos ka Dhagayso waraysiga ay idaacadda Daljir ay la yeelatay  Ciidanka badda Puntland ee PMPF Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax

[audio: http://radiodaljir.com//resources3/files/Taliyaha%20Ciidamada%20PMF%20Cabdirisaaq%20Diiriye%20Faarax.MP3]

Halkaan ka Dhagayso

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online