Wakhtiga doorashada Madaxweynaha JFS Soomaaliya oo la shaaciyey

January 26, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si rasmi ah igu dhawaaqeen goorta ay dhacayso doorashada Madaxweynaaha JFS.

Guddiga qaban qaabada doorashada ayaa waxay doorteen gudoomiyaha gudiga qaban qaabada doorashada  madaxweynaha waxayna u doorteen Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle halka ay ku xigeen u doorteen ku xigeen Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Guddiga qaban qaabada doorashada ayaa waxaa kale oo ay u doorteen xoghayaha guddiga Xildhibaan Drs Maryan Axmed Haaruun.

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaaqeen hanaanka jadwalka u dhaceyso waxaana ay isla garteen in ay doorashada madaxweynaha dhacdo 08-Febraayo ee sanadkan 2017-ka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online