Xukunkii Dhalinyaradii ka geystay Kufsaday Degmada Galdogob Oo Lagu dhawaaqay (Masawiro)

January 29, 2017 - Written by Editor

Gudigii loo xilsaaray dhalinyarada kufsiga ka geystay Degmada Goldogob ayaa waxaa ay saaka si rasmi ah ugu dhawaaqeem xukunka dhalinyarada geystay kufsiga waxaana lagu riday xukunka soo socda.

Shirwac Jaamac Juunle 10 Sano oo Xarig ah 200 oo Jeedal ah.
Yaasir Maahir 8 sano oo Xarig ah iyo 200 oo Jeedal ah,
Yaxye Cabdulaahi Awkax 6 Sano oo xarig ah iyo 100 Jeedal ah.
Ayaale Wale 7 Sano iyo 100 Jeedal.
Cabdirisaaq Xoosh Jabriil 5 Sano oo Xarig 100 jeedal.

Waxaa la filiyay Jeedalka, waxaana fuliyay Ciidanka Dawladda Puntland.

Gudiga Culumada xukunka riday ayaa waxay kala yihiin
1-Sheekh Mahad CLaahi Maxamed
2-Sheekh Cabdul Yaasiin Isxaaq
3-Sheekh CLaahi Maxamed Cali
4-Sheekh Xasan Daahir Cali
5-Sheekh Yuusuf Xasan Xusen

Sidoo kale gabdhaha lagu kufsaday Degmada Goldogob ayaa waxay kala yihiin
1-Ridwaan Cabdi Fitaax Claahi waxaa loo xukumay lacag dhan 6080USD
2-Xamdi Abshir Abdulle waxaa loo xukumay 8140 USD

Halgan.net
Goldogob.

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online