Kitaabka aadaabta Sheekh iyo Ardaydiisa Sheekh Dr. Aadan Sh. Cali [Daawo]
(February 28, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaabka aadaabta Sheekh iyo Ardaydiisa waxaana akhrinaya Sh. Dr. Aadan Sheekh Cali waana kitaaba oo Muhiim ah oo uusan ka maarmin arday walba ee raba in uu barto
Madaxweyne Farmaajo” Abaaraha ka Jira Dalka Waa Musiibo Qaran oo u Baahan Gargaar Deg-deg Ah”[Masawiro]
(February 28, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Faramaajo), ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg
Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Kaydka Shidaalka ee Garoonka Diyaarada ee Boosaaso.[Masawiro]
(February 28, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray dhismaha kaydka shid
Ma Jirto Mushahaar ah iyo Xuquuqo ka maqan Ciidamadda Dowladda Puntland.[Warsaxaafadeed]
(February 28, 2017)
Garoowe:-Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland C/laahi Sh.Axmed ayaa warsaxaadeed ka soo baxday xafiiiskiisa waxaa lagu xusay in aysan jirin cabashooyinka la xi
Taliska guud ee Ciidanka Booliska Puntland oo ka warbixiyey Xaaladda Boosaaso.[Dhagayso]
(February 27, 2017)
Boosaaso:-Taliska guud ee ciidanka booliska Puntland, taliska Booliska Gobolka Bari iyo maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa waxaa ay saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso waxaan ay ka w
Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi siiyey Daljir arrimo badana ka hadlay.[Dhagayso]
(February 27, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir waxaan uu ka xog waramay xaaladda guud ee Puntland.  Madaxweynaha dowla
Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo ka warbixiyey ciidankii xarunta Baarlamaanka isku gadaamay.[Dhagayso]
(February 26, 2017)
Garoowe:-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu ka hadlay ciidamo maanta gelinkii hore isku wareejiyey xarunta barlamaanka Punt
Madaxweynaha JFS oo Booqday Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho (Masawiro)
(February 26, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Taliyaha ugu sarreeya Ciidamadda qalabka sida Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo  ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar,isagoo soo kormee
Ciidamo ka tirsan daraawiishata oo la wareegay xarunta Baarlamaanka Puntland iyo Wasaaradda Maaliyadda.[Masawiro]
(February 26, 2017)
Garoowe:-Ciidamo ka tirsan ciidanka Daraawiishta iyo kumaandooska Puntland oo sameeyey gadoodsan ayaa aanta xiray jidadka soo gala xarunta Baarlamaanka Puntland iyo wasaaarada maaliyadda ee magaalada
Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo xilka iscasilay
(February 26, 2017)
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha Galmudug,ayaa sheegay in  sababo la xariira Caafimaadkiisa uu isku casilay w

Next Page »

Archives
February 2017
M T W T F S S
« Jan   Mar »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online