​Daawo Khudbadihii Murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha JFS Qeybtii 2aad.

February 4, 2017 - Written by Editor

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka JFS , ayaa maanta markii labaad waxaa ay dhageysteen Khudbadaha ay jeedinayaan Murashaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaalya.
Musharaxiinta ayaa Qeybtii Labaad ah, waxaana ay baarlamaanka JFS uu mid walba ka jeediyey waxqabadka iyo taariikh nololeedkooda iyo siyaasada dalka uu ku hogaamin doono.

Murashaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaalya ee maanta khudbada ka jeediyey Baarlamaanka JFS waxay kala yihiin.
1. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed
2. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
3. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)
4. Cabdullaahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)
5. Cabdullaahi Cali Xasan
6. Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
7. Cabdulqaadir Cosoble Cali
8. Cali Xaaji Warsame.
Loollanka doorashada ayaa maraya meel xasaasi ah, waxaana la qaban doonaa doorashada madaxweynaha JFS maalinta Arbacada ee ku aadan 8 bisha February 2017 waxaana xilka u tartamaya 24 musharax.

Hoos ka Daawo Musharax Cali Xaaji warsame

Cabdinaasir Cabdulle Maxamed

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)

Cabdullaahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online