Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(February 3, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Akhlaaqda wanaag
Quraanku waa salka iyo baarka, bilowga iyo dhammaadka aqoonta ! W/Q Sh Dr. Abdulqani Hussein-Beder
(February 3, 2017)
Dhacdooyinka ummadihii hore ee quraanku soo tebiyey waa dhigaalka taariikheed ee ugu kalsoonida badan adduunka, Sida cilmiga la yidhaahdo “cilmal Isnaad” ee axaadiista Nebiga lagu shaandheeyeyba u
Al-Minhaaj faraceeda Gobolka Bari oo kulan cilmiyeed u qabtay Ardayda dugsiyadda sare ee magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(February 3, 2017)
Boosaaso:-Kulan aqoonedkan loo qabto kamid ah ardayda dugsiyada sare ee magalada bosaso ayaa ah mid laqabto xilliga fasaxa teeramka. Ayadoo ay kasoo qayb galeen ku dhowaad 5School iyo in ka badan 75 a