Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay geerida Jen Cadde soona dhaweeyey Madaxweynaha JFS Farmaajo.[Dhagayso]
(February 8, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa caawa waraysi gaar ah uu siiyey Idaacadda SBC waxaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee
Madaxweynihii Hore ee Puntland Jen Cadde Muuse Oo ku geeriyooday Dubia
(February 8, 2017)
Dubai:-Ilaahay ha u naxariisto Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen  Cadde Muuse Xirsi Ayaa Ku Geeriyooday magaalada Dubai. Ilaahay Ha U Naxariistee Jen Cadde Muuse Xirsi Madaxweynihii hore ee Puntland
Farmaajo oo ku guuleystay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
(February 8, 2017)
Muqdisho:-Ra’isilwasaaraahihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay Madaxweynaha JFS ka dib loolan adag oo dhexmaray Musharaxiinti la tartamaysay oo kala ah Xasan Sheekh
Musharax Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo Tanaasulay Wareegii 2aad (Daawo Live)
(February 8, 2017)
Muqdisho:-Musharax Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay xilka maxaweynha Soomaaliya ka dib markii uu u soo gudbay wareegii Labaad ee Doorashada. Waxaana uu helay M
Wareegii 1aad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhamaaday iyo 4 musharax oo u gudbay wareega 2aad
(February 8, 2017)
Muqdisho:-Waxaa hadda la soo gaba gabeeyay wareegii 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Jamuuuriyada Federaalka Soomaaliya waxaan ku tartamayey ilaa 21 musharax balse waxaa wareegii 1aad u soo baxay Mada
Doorashada Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo socota
(February 8, 2017)
Muqdisho:- Waxaa dhawaan ka bilaawday magaalada Muqdisho codaynta Xildhibaanada dowladda Federaalka ay ku dooranayaa Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya ee 4 sano ee soo socota Xildhi
Koox hubeysan oo weerar ku qaaday saaka Hotel International Village ee Boosaaso
(February 8, 2017)
Boosaaso:- Waxaa saaka koox hubeysdan ay weerar ku qaadeen Hotel International Village oo ku yaala magaalada Boosaaso waxaan ay weerarka ku dileen labo ka mid ah ilaalada ka dibna waxaa ay isku dayen