Madaxweynaha Maamulka Gobaleedka Hirshabeelle oo magacaabay Golihiisa Wasiirada (Akhriso)
(February 20, 2017)
Jowhar:-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa goor dhow magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo in mudo ah la wada sugayey waxaana uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaq