Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Deegaanka Beerxaani ee gobalka J/Hoose
(February 21, 2017)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka J/Hoose ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay uu ka dhacay deegaanka Beerxaani kaas oo u dhexeeya ciidanka J/land oo taageero ka helaya kuwa AMISOM iyo Ko
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee JFS Maxamed C/laahi Farmaajo.[Masawiro]
(February 21, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaala Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa xarunta Villa Soomaaliya maalintii shalay ku qaabilay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axme Maxamed Islaan Axmed