Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay caleema saarka Madaxweynaha DFS.[Masawiro]
(February 22, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 February 2017 magaalada Mudisho kaga qayb galay xaflada caleema saarka Madaxweynaha Cus
Khasaare kala duwan oo ka dhashay Hoobiye ku soo dhacay Degmada Wadajir
(February 22, 2017)
Muqdisho:-Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka xaafada Kaawo-godey ayaa waxa ay sheegayaan in Hoobiye dhowr ah ay ku soo dhaceen waxaaana ka dhashay khasaaro kala duwan. H
Xaflada caleema saarka Madaxweynaha JFS oo ka socota xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni [Daawo Live]
(February 22, 2017)
Muqdisho:-Xaflada caleema saarka Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ay si rasmi ah uga socotaa xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni ee magaalada
Madaxweynayaasha Kenya , Jabuuti iyo Ra’siul wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho
(February 22, 2017)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si uu ugu qeyb galo xafladda caleema-saarka Madaxweynaha c
Madaxwaynaha maamulka Gobollada Dhexe Sh.Shaakir oo tegay Muqdisho
(February 22, 2017)
Muqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa soo gaaray madaxwaynaha maamulka Gobollada Dhexe Sh.Maxamed Shaakir iyo wafdi la socda ka dib markii uu casumaad ka helay Madaxwey