Farmaajo oo ku guuleystay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

February 8, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’isilwasaaraahihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay Madaxweynaha JFS ka dib loolan adag oo dhexmaray Musharaxiinti la tartamaysay oo kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sh Axmed.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa helay 184 cod  halka Madaxweynihii hore ee DFS Xasan Sh Maxamuud uu helau 97,Shariif Sheekh Axmed ayaa isana helay 46 cod.

Waxaa guusha helay kuna guuleystay Madaxweynaha JFS Afarta sano ee soo socta Maxamed Cabdulaahi Farmaajo  waxaana fashilmay Mashruucii Itoobiya ee doorashada Madaxweynaha JFS.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online