Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo ka warbixiyey ciidankii xarunta Baarlamaanka isku gadaamay.[Dhagayso]

February 26, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu ka hadlay ciidamo maanta gelinkii hore isku wareejiyey xarunta barlamaanka Puntland. Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar C/laahi Faraweyne ayaa xusay in xaaladu ay tahay mid wanaagsan amaankuna uu yahay mid sugan ciidamadii gadoodka sameeyeyna ay dib ugu celiyeen fariisamo ay ku lahaayeen Laac-dheera berina ay kala hadli doonaan wax ka maqan oo xuquuqdooda ah.

Hoos ka Dhagayso Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne

[audio: http://radiodaljir.com/resources3/files/Faraweyne.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online