Khatarta Ku Xadgudubka bidcaynta Sheekh Dr. Feysal Maxamed Cali (Daawo)

February 14, 2017 - Written by Editor

Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali ka jeediyey magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Sadiiq waxaana Sheekhu uu muxaadardiisa cinwaan uga dhigay Khatarta Khatarta Ku Xadgudubka bidcaynta. Khatarta Bidceysiinta iyo Gaaleysiinta waa laba cudur oo khatar ku ah Dacwada Islaamka waxaana ay dhibaato badan u geysteen baraaruga Islaamka ee ka hana qaaday caalamka Islaamka ,Sh Dr Feysal Maxamed Cali ayaa si qoto dheer uga hadlay muxaadarada oo ka kooban laba qeybood hoos ka daawo inshalaah .

Hoos Ka Daawo Khatarta Khatarta Ku Xadgudubka bidcaynta Sheekh Dr. Feysal Maxamed Cali  (Daawo)Qeybtii koowad

Hoos Ka Daawo Khatarta Ku Khatarta Ku Xadgudubka bidcaynta Sheekh Dr. Feysal Maxamed Cali  (Daawo)Qeybtii Labaad

Halgan.net
Nairobi
Salaf Media

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online