Madaxwaynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo la kulmay Madaxweynihii hore JFS Xassan Sh Maxamuud.[Masawiro/Video]

February 11, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa uu maanta booqasho ku tegay hoyga uu xarunta Villa Somalia ka degan yahay Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.  Labad madaxweyne ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidda ugu haboon oo ay u dhici doonto xil wareejinta iyadoo Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud uu balan qaaday mar kale in uu la shaqayn doono madaxweyna cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Dhinac kale Madaxwaynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa u mahad celieyey Madaxweynihii hore ee Somaliya Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud wuxuun balan qaaday in uu ka shaqayn doono horumarka dalka Soomaaliya iyo dib ub soo celinta haybadii bulshada Soomaaliyed ay ku lahayd aduunka.

Hoos ka Daawo kulanka Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaaji iyo Madaxweynihi hore JFS Xassan Sh Maxamuud

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online