Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.[Video]

February 25, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa waxaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo mudo 3 cisho ah ku sugnaa dalka Sacuudiga uuna la kulmay madaxda ugu saraysa.  Madax weynaha DFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii uu ka soo degay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa soo dhaweeyey xubno ka tirsan golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan uu hadal kooban siiyey saxaafadda isagoo ka waramay safarkii uu ku tegay dalka Sacuudiga iyo weliba sababaha uu u doortay Ra’iisul wasaaraha cusub Xassan Cali Kheyre.

Hoos ka Daawo Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo la hadlay saxaafadda

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online