Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi siiyey Daljir arrimo badana ka hadlay.[Dhagayso]

February 27, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir waxaan uu ka xog waramay xaaladda guud ee Puntland.  Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa meelaha uu ka waramay waxaa ka mid ah waxqabadka dowladdiisa,arrimaha ammaanka, dhaqaalaha, abaaraha, jira iyo wax uu ka qabtay kaabayaasha dhaqaalaha waxaan waraysiga la yeeshay Wariye Axmed Sh Maxamed Tallman.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/02/Gaas.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online