Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu caleemo saari doono 22-ka Bishan magaalada Muqdisho

February 14, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cumar Carte, ayaa shalay magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xafladda caleemo saarka ayaa waxaa la fiayaa inay dhacdo  22-ka bishan Febraayo, sida ku cad qoraal ka soo baxay ra’iisul wasaare ku xigeenka.

Madaxweynaha jamhuuiyadda federaalka Soomaaliya  Maxamed C/lahi Farmajao ayaa 8-dii Febraayo lagu doortay doorasho magaalada Muqdisho waxaa la filayaa in caleema saarka Madaxweynaha cusub ee JFS ay ka soo qayb geli doonaa Madaxweynahyaasha dowladda ku bahoobay ururka IGAD marka laga reebo dalka  Ereteria.

Hoos ka eeg gudiga caleema saara oo uu magacaabay Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya.



A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online