Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

February 10, 2017 - Written by Editor

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay waxaa uu baaq iyo codsi u diay dhamaan shacabka Soomaaliyeed wuxuuna uga mahad celiyey taageerada balaaran oo ay u muujiyeen wuxuuna ugu baaqay in ay joojiyeen isku soo baxa dibna ay ugu laabtaan guryahoodii

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dhanka kale ka hadlay abaaraha ka jira dalka wuxuuna ugu baaqay in shacabka ay is caawiyaan ayna muujiyaan midnimo. Dhanka kale Madaxweynaha JFS ayaa waxaa uu tacsi u diray ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Jen Cadde Muuse Xirsi Madaxweynihii hore ee Puntland oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta gaar ahaan magaalada Dubia.

Daawo Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed


A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online