Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyey dalka Boqortooyada Sacuudiga (Masawiro)

February 23, 2017 - Written by Editor

Riyaad:-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran waxaa  loogu soo dhaweeyay maanta wadanka Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan magaalada Riyaad ee xarunta dalkaas.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey la Duqa magaalada Riyaad Boqor Feysal bin Bandar bin Cabdulaziz iyo Dr. Musaed bin Mohammed Al-Aiban oo ah Wasiiru dowlaha Boqortooyada Sacuudiga.

Waxaa sidoo kale Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ku soo dhaweeyey magaalada Riyaad Safiirka Soomaaliya u fadhiya Sacuudiga Dr Daahir Maxamuud Geelle iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Riyaad.

.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu kulan la qaato boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis waxayna ka wada hadli doonaan xaalada Soomaaliya iyo isbadalka iyo hardenka ka socda geeska Afrika.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online