Madaxweynaha Maamulka Gobaleedka Hirshabeelle oo magacaabay Golihiisa Wasiirada (Akhriso)

February 20, 2017 - Written by Editor

Jowhar:-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa goor dhow magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo in mudo ah la wada sugayey waxaana uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay golahiisa wasiirada .

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa waxaa uu golahiisa wasiirada ee uu magacaabay ay ka kooban yihiin 23 Wasiir, 23 Wasiir ku xigeen iyo 6 Wasiiru Dowle.

 

Dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa Liska magacyada Golaha Wasiirada ee Dowlada gobaleedka Hirshabeele.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online