Muxaadaraad uu ka Jeediyey Sh C/naasir Xaji Axmed magaalada Laascaanood (Daawo)

February 25, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadardaad taxana ah oo uu Sh C/naasir Xaji Axmed uu ka jeediyey masjidka Jaamica ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh C/naasir Xaji Axmed ayaa waxaa uu cinwaan uga dhigay muxaadaraadkiisa القول البديع في مسائل الهجر والتبديع لفضيلة الشيخ عبد الناصر حاج أحمد 1

Sheekh C/naasir ayaa waxaa uu si wanaagsan u dul istaagay una cadeeyey Khayr alaha siiyee in qofka uu ka Hijrooda Mujtamaca iyo marka qofka la Bidceysiin karo .Muxaadaraadka Sheekha ayaa ka kooban lix qeybood Hoos ka Daawo

القول البديع في مسائل الهجر والتبديع لفضيلة الشيخ عبد الناصر حاج أحمد 1

القول البديع في مسائل الهجر والتبديع لفضيلة الشيخ عبد الناصر حاج أحمد 2

القول البديع في مسائل الهجر والتبديع لفضيلة الشيخ عبد الناصر حاج أحمد 3


القول البديع في مسائل الهجر والتبديع لفضيلة الشيخ عبد الناصر حاج أحمد 4

القول البديع في مسائل الهجر والتبديع لفضيلة الشيخ عبد الناصر حاج أحمد 5

القول البديع في مسائل الهجر والتبديع لفضيلة الشيخ عبد الناصر حاج أحمد 6

Muxaadardaadkoo MP3 ah dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa inshalaah
A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online