Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.[Video]
(February 25, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa waxaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo mudo 3 cisho ah ku sugnaa dalka Sacuudiga uuna la kulmay madaxda ugu saraysa.  Madax weyna
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland
(February 25, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.18 ee February 24 -02-2017 kuna saabsan Agaasimaha Guud ee Madaxtooy
Guddoomiye Laameed ka tirsanaan jiray Degmada Xamar-jajab oo Masjid lagu dhex dilay
(February 25, 2017)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xalay lagu dhex dilay Guddoomiye Laameed ka tirsanaan jiray  Degmada Xamar-jajab  oo lagu magacaabo Maxamed Cumar  xili uu socday darsi K
Muxaadaraad uu ka Jeediyey Sh C/naasir Xaji Axmed magaalada Laascaanood (Daawo)
(February 25, 2017)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadardaad taxana ah oo uu Sh C/naasir Xaji Axmed uu ka jeediyey masjidka Jaamica ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh C/naasir Xaji Axm
Ra’iisul wasaaraha cusub ee JFS oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya.[Masawiro]
(February 24, 2017)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, oo isagu soo dhaweeyey magaaa
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(February 24, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta
Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyey dalka Boqortooyada Sacuudiga (Masawiro)
(February 23, 2017)
Riyaad:-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran waxaa  loogu soo dhaweeyay maanta wadanka Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan magaalada Riyaad ee x
Puntland oo soo dhaweysay Ra’iisul wasaarah cusub ee JFS Xassan Cali Kheyre
(February 23, 2017)
Garoowe:-Warsaxaafeed ka soo baxay DowladdaPuntland ayaa lugu soo dhaweeyay magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Puntland ayaa warsaxaafadeedka
Ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay xilka loo magacaabay.[ Video]
(February 23, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, ayaa soo dhaweeyey xilka Ra'isul wasaar nmo oo uu u magacaabay madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo isag
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo u ambabaxay Wadanka Sacuudiga
(February 23, 2017)
Madaxweynaha JFS ayaa waxa uu saakay u ambabaxay dalka baqortooyada Sacuudiga Carabiya waana safarkiisii ugu horeeyey ilaa intii loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha JFS Maxamed C/laah

« Previous PageNext Page »