Taliska guud ee Ciidanka Booliska Puntland oo ka warbixiyey Xaaladda Boosaaso.[Dhagayso]

February 27, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliska guud ee ciidanka booliska Puntland, taliska Booliska Gobolka Bari iyo maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa waxaa ay saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso waxaan ay ka warbixiyeen xaaladda ammaan ee Boosaaso.  Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari Cabdixakiin Yusuf Xuseen iyo taliyaha guud ee ciidanka booliska Puntland sarreeye guuto Cabdulqaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa uga digay dadka shacabka in ay ku kacaan wax kasta oo wax u dhimaya amniga guud ee Boosaaso ayna ka digtoonaadaan siyaasiyiin xil doon ah oo ka shaqaynaya burbur amni.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee ay Boosaaso ku qabteen Taliska guud ee ciidanka booliska Puntland, taliska bilayska Gobolka Bari.

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/02/Taliyaha-Ciidanka-booliska-puntland-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3
M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online