Wareegii 1aad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhamaaday iyo 4 musharax oo u gudbay wareega 2aad

February 8, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa hadda la soo gaba gabeeyay wareegii 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Jamuuuriyada Federaalka Soomaaliya waxaan ku tartamayey ilaa 21 musharax balse waxaa wareegii 1aad u soo baxay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud oo helay 88, Ra’iisul wasarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo hellay 72 cod, Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Sh Shariif Sheekh Axmed oo hellay 49 cod halka Ra’iisulwasaare Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaake oo uu hellay 37 cod.

Dhinac kale Waxaa jira musharixiin kale oo hellay codad sidda Xilidhbaan C/qaadir Cosoble oo hellay 25 cod , Siciid Cabdullahi Diini 18 cod, Cadow Cali Geeseey oo hellay 14 cod, Cabdirahmaan Cabdi Shakhuur oo hellay 9 cod. ,Cali Xaaji Warsame oo hellay 3 Musharax Cabdinasir oo hellay 6 cod, Tarsan 2 cod , Maxamed Yaasiin 2 cod, Jibriil 1 cod , Jabarti oo hellay 1. cod

Waxaa hadda la bilaabay wareegii 2 aad oo ay u gudbeen Musharixiintaasi 4 ah oo kala ah:-

1 Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud.88

2 Ra’iisul wasarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo 72

3 Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Sh Shariif Sheekh Axmed.49cod

4. Ra’iisulwasaare Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaake.37 cod

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online