Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo dib ugu soo laabtay Boosaaso

February 15, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaan halkaas ku soo dhaweeyey saraakiisha laamaha amniga iyo masuuliin kale.

Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka amniga Puntland ayaa muddo dhan  5 bilood waxaa uu arrimo caafimaad ugu maqnaa dalka Hindiya.Wasiirka oo la hadlay saxaafada markii uu yimid Boosaaso ayaa sheegay in uu ladan yahay wuxuuna tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Jen Cadde Muuse Xirsi Madaxweynihii hore ee Puntland.

Cabid Xirsi Cali Qarjab, wasiirka amniga Puntland ayaa waxaa uu ugu baaqay Shacabka Puntland in ay meel uga soo wada jeestaan kuwa amnigooda khalkhalka galinaya wuxuuna sidoo kale ugu baaqay in abaaraha ay iska kaashadaan oo ay midoobaan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online