Xaflada caleema saarka Madaxweynaha JFS oo ka socota xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni [Daawo Live]

February 22, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Xaflada caleema saarka Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ay si rasmi ah uga socotaa xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni ee magaalada Muqdisho,waxaan xaflada ka soo qayb galay Madaxweynayaasha dalalka Kenya, Jabuuti , Madaxweyne ku xigeenka dalka Sudan,Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya iyo xubno ka tirsan beesha caalamka.

Hoos ka daawo Live Xaflada caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online