Ra’iisul Wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre Oo Xafiiska Kala Wareegay Ra’iisul Wasaare Hore Cumar Cabdirashiid.[Masawiro]
(March 2, 2017)
Muqdisho:-Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cum