Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(March 3, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Khatarta ay leed
Xarun loogu tala galay dhalinyarada ka soo goosta ururka Al-shabaab oo laga hirgeliyey Kismaayo
(March 3, 2017)
Kismaayo:-Waxaa magaalada Kismaayo laga furay xarun lagu dhaqan celin doono dhalin yarada ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee ka soo bax una soo goosta maamulka Jubbaland , Xarunta ayaa waxaa maalgelisay
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Daahfurka Xarunta Haamaha Shidaalka Garoonka Diyaaraha ee Boosaaso.[Video]
(March 3, 2017)
Boosaaso:-Waa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan daahfurka xarunta Haamaha Shidaalka garoonka diyaaraha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaan munaasabada xaflada lagu daahfuray waxaa ka so
Ra’iisul Wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre oo Wareysi Siiyey Idaacadda VOA. [Dhagayso]
(March 3, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia Xassan Cali Khayre oo maanta xilka la wareegay, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA ku sheegay in xukuumadda uu soo dhisi doono ay ahmiyad gaar ah siin
Puntland Oo Duleedka Gaalkacyo ku Qabatay Gaari siday Walxaha Qarxa (Masawiro)
(March 3, 2017)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee gobalka Mudug ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa kaas oo u ka
Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Camey oo kulan la yeeshay Madaxweynaha JFS Maxamed C/lahi Farmaajo
(March 3, 2017)
Muqdisho:-Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxweynaha DFS Mudane. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Kulanka
Dufcadii 8aad oo ka tirsan Ciidanka Badda Puntland oo Tababar loogu soo xiray Bosaaso[Video]
(March 3, 2017)
Boosaaso:-Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Puntland ayaa tababar socday mudon 5 bilooad ah waxaa loogu soo gabagabeeeyey Xarunta Ciidanka ee Badda [PMPF] waxaan ciidanka tababatka loo soo xiray ay noq