Raisulwasaaraha JFS oo kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha
(March 4, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u qabashada dadka
Agaasimaha Hay’ada Waddooyinka Puntland oo xilkii laga qaaday
(March 4, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’ada Waddooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan,, ka dib Digreeto kaso baxday xafiiska Madaxweynaha
Madaxweyne Puntland oo magacaabay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka Nugaal.
(March 4, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu wareegto ku magacaabay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax. Wareegtada uu
Xiriirka Ardayda Soomaaliyeed ee Caalamiga ah ee Suudaan oo qabtay barnaamij Aqoon kororsi.[Masawiro]
(March 4, 2017)
Sudan:-Xiriirka ardayda Soomaaliyeed ee Caalamagi ah ee dalka Suudaan ayaa bishan la soo dhaafay ee Febraayo ayaa ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata jaamacadaha dalka Suudaan ku jiraan fasax , u qa