Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo Bulshada Usoo bandhigay Lacago soo gaaray[Akhriso]
(March 16, 2017)
Boosaaso:-Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa kusoo bandhigay magaalada Boosaaso liiska magacyada shirkadaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed oo soo gaarsiiyey lacag ka badan 150 kun oo dollar. Guddoom
Ciidanka Badda Puntland oo hareereeyey Markab afduub loogu heysto deegaanka Xaabo
(March 16, 2017)
Caluula:-Warar ka imaanaya deegaanka Xaabo ee gobolka Bari, ayaa sheegaya ciidamo ka tirsan Puntland gaar ahaan kuwa Bada ee PMPF-ta ay gaareen halkaas iyagoo oo hareereeyey Markab afduub loogu heysto
Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Roobdoon Maanta laga Tukadey Garoowe[Masawiro]
(March 16, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16 March 2017 Magaalada Garoowe ee Casimada Dawladda Puntland kaga qayb gal
Ciidamada Badda Puntland PMPF iyo dablay qafaalatay Markabka ARIS-13 oo ku dagaalamay Caluula.[Dhagayso]
(March 16, 2017)
Caluula:-Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Dawladda Puntland PMPF ayaa shalay gaaray xeebta degmada Caluula ee Gobolka Gardafu oo maalin ka hor ay koox dhalin yaro ah oo hubaysan ay ku qafaasheen Mark