Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo la dardaarmay golaha wasiirada cusub.[Dhagayso]
(March 21, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyadda ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyay golaha wasiirrada ee
Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Adan Koofi oo gaaray Rwanda[Masawiro]
(March 21, 2017)
Rwanda:-Wafdi aad u balaaran oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Adan Koofi ayaa gaaray Magaalada Kigaali ee Dalka Rwanda. Wafdigaan ayaa waxaa qeyb
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo oo magacaabay Agaasimayaal
(March 21, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa waxaa uu magacaabay mas’uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya shaqaalaha xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka uu madaxweynuhu magacaaba
Ra’iisul Wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada
(March 21, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Xassan Cali Kheyre ayaa saaka si rasmi ah waxaa uu ugu dhawaaqay golahiisa  xukuumada oo ka kooban 26 wasiir iyo ra'iisul wasaare ku xigeen iyo wasi