Soomaaliya iyo Kenya oo gaaray Heshiisyo Muhiim u ah Xiriirka Labada Dal.[Masawiro]
(March 23, 2017)
Nairobi:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa maanta ku kulmay Aqalka Madaxtooyada Kenya.  Labada
Agaasimaha guud ee HSJ oo booqday garoonka diyaaradaha ee Rwanda.[Masawiro]
(March 23, 2017)
Rwanda:-Agaasimaha guud ee HSJ iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la soo tusay sidda uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kigaali ee Caasimada Dalka Rwanda waxaana mid mid loo tusay qala
Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ay yeesheen uga hadlay arimo Muhiima ah.
(March 23, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulan ay yeesheen maanta xubnaha golaha wasiirada ee Puntland , kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha Amniga,