Sh. Dirir oo ka hadlay dhalinyaro dhar ku Xayeesiiyey Hargaysa.[Video]
(March 30, 2017)
Hargeysa:-Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu wax laga xumaado ka tilmaamay in Hargeysa laga sameeyo Fashionka dharka
Golaha wasiirada ee JFS oo yeeshay Kulankii ugu horeeyey maanta (Dhageyso)
(March 30, 2017)
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyey kadib markii uu shalay ansixiyey baarlamanka. Shirka golaha wasiirada ayaa waxaa guddoominay