Muxaadarada Sh C/raxmaan Abyad oo dhawaan Bilaaban Doonta (Dhamaad)
(March 31, 2017)
Malmö:-Waxaan Dhawaan Bilaaban doona muxaadarada Sh C/raxmaan Abyad uu ka jeedin doono magaalada Malmo ee dalka Sweden. Muxaadarada Sheekha oo ah mid qiimo badan ayuu wuxuu cinwaan uga dhigay Xadiisk
Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay Amnigaa, Burcad Badeeda, Heshiisyo
(March 31, 2017)
Garoowe:-Golaha wasiirada dowladda Puntland oo yeeshay kulankoodii todobaad laha ahaa waxaa ay uga hadleen arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga ansixita heshiiska ay dowladda Puntland la gashay
Heshiis ay dalka Jabuuti ku wada gaareen Maamulka Khaatumo iyo S/land
(March 31, 2017)
[nggallery id=2085]
Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Laga Hirgeliyey Madaxtooyada Garoowe.(Masawiro)
(March 31, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo jimce ah 31 March 2017 xadhiga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madaxtooyada Garoowe. Masaajidka laga